top of page

Jmc, Feb 10
|Dugsiga Hoose ee Campbell Hill
Xarunta Kheyraadka ee Skyway
Nagala soo qaybgal Xarunta Kheyraadka ee Skyway!


Time & Location
Feb 10 ee 3:00 GD GMT-8 – Feb 11 ee 5:00 GD GMT-8
Dugsiga Hoose ee Campbell Hill, 6418 S 124th St Seattle, WA 98178
About the Event
Asbuuciiba mar, Xarunta Kheyraadka Skyway, waxaan qoysaska siin doonaa cunno bilaash ah iyo ilaha bulshada.
Taariikhaha Xarunta Kheyraadka ee Skyway soo socda:
Jimco, May 7, 2021
Jimco, May 21, 2021
Jimco, Juun 4, 2021,
Jimco, Juun 18, 2021
Wixii macluumaad dheeraad ah, fadlan booqo: Skyway Resource Center FB Event Page
bottom of page